Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Libaaxsane on July 15, 2016, 07:41:11 AM
-
Asc dhamaan dhaqaatiirta sln kadib waxan wataa 1sual fadlan adinkoo mahadsan waxaan ahay xaasle mudo 4bilood eh suaasheyda waxey tahay ifaktion ayaa inagula sheegay Aniga iyo xaaskagaba marka maka hortagi karaa infaktion iney xaaska uur qaado waad mahadsantahiin
-
Infekshanka haduu ku raago qofka wuu saamayn karaa uurka ee fadlan akhriso qoraalkaan ku saabsan sida uu infekshanka uga hortago uurka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0)