Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: m.mo141 on July 16, 2016, 07:10:32 AM
-
Asc dhamaaan doctors a
magaceyga wa maxamed
Jira 23 sano
Leh xaas
Diktoore waxaan iska yaabay jirkeyga 24 saac waa kuleyl sida qof qandho hayso o kale anigana wan caafimad qabaa o meel i xanuunayso ma jirto anigo marwaaxad ama mukeef ku jiro xita jirteyga wa kuleeyl
Dadka waxay i dhahaaan qandho maku hayso marka diktoore waa maxay ciladaaas o kuleeylka joogtada ah
Mahadsanid
-
Waxyaabo badan ayaa keeno jir kuleylka sida gaaska, daalka, hurdo yarida, welwelka iyo xanuunada qarsoon sida macaanka iyo fitamiin yarida.
Hadduu kuleelkaaga uu siyaado yahay fadlan la xiriir dhakhtar oo isbaar.