Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: m.mo141 on July 16, 2016, 07:18:10 AM

Title: Su'aal: Waa maxay faa iidada V2 PLUS, capsule?
Post by: m.mo141 on July 16, 2016, 07:18:10 AM
Waa maxay faa iidada   kaniiniga
V2 PLUS, capsule

Yaa logu talagalay inay isticmaalaaN8
Title: Re: Su'aal: Waa maxay faa iidada V2 PLUS, capsule?
Post by: SomaliDoc on September 04, 2016, 07:31:13 PM
Waa daawo ka samaysan fitamiin iyo geedka la dhaho "Ginseng", waxaa isticmaalo dadka fitamiinada ku yaryihiin ama leh daalka joogtada ah, ma qaadan karo qof da'diisa ka yar tahay 14 sano.