Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hassan Ali Hassan on July 21, 2016, 01:22:41 PM

Title: Su'aal: Xanuunka Jooniska Ma Loo Cabi Karaa Caano Geel?
Post by: Hassan Ali Hassan on July 21, 2016, 01:22:41 PM
Bismilaah.

Doctor Ugu Horay Ilaahay Ha Ku Sharfo Sida Wanaagsan Aad Dadkaagu Ugu Tabarucayso Aqoontaada.

Su'aal.
1- Doctor Xanuunka Jooniska Ma Loo Cabi Karaa Caano Geel?
Title: Re: Su'aal Caafimaad
Post by: SomaliDoc on September 16, 2016, 09:04:31 PM
Wax dhib ah caanaha geela uma keenaan cudurka cagaarshowga, akhriso warbixin ku saabsan caanaha geela: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7175.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7175.0)
Waxaad kaloo akhrisataa cunnooyinka caafimaadka beerka u roon: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7031.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7031.0)
Waxaad kaloo akhrisataa kaadida geela iyo cudurka cagaarshowga: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7006.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7006.0)