Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdi Mudalib on July 27, 2016, 04:09:27 PM

Title: Su'aal: Wax fruruc u eg oo iga soo baxay dhabada iyo gadhka?
Post by: Cabdi Mudalib on July 27, 2016, 04:09:27 PM
Dr. ma iisticmaalin sakiin lkn dhakhtarka aan u tagay wuxuu igu sheegay cudurka SHN Speu folliculitis. boomaato ay iso qoreen waxba iskama garan. ee fadlan wxn rabaa inad idinku dawo iiqodhaan ee xgee idinkala so xiriiraa ani somalia an joga plzzz icaawiya walalayaa
Title: Re: Su'aal: Wax fruruc u eg oo iga soo baxay dhabada iyo gadhka?
Post by: SomaliDoc on September 16, 2016, 09:16:48 PM
Daawo kama qorni internet-ka, cudurrada maqaarkane aragti ayaa lagu gartaa ee fadlan la xiriir dhkahtar ku takhasusay cudurrada maqaarka.