Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on July 30, 2016, 09:59:47 AM

Title: Su'aal: Hal ama laba mar ayaa sigeestaa?
Post by: Mr Mahamed on July 30, 2016, 09:59:47 AM
Su aal waxaan rabay sigeesiga ku badni lkn mar mar bishii hal ama laba mar ayaa sigeestaa waxaan is weydiiyaa hadaan joojiyo maxaad caafimaad daro ama caafimaad oo sa iido heleysaa waxaan is dhahaa iska jooji
Title: Re: Su'aal: Hal ama laba mar ayaa sigeestaa?
Post by: SomaliDoc on October 01, 2016, 03:11:51 PM
Si aad u ogaatid waxyeelalda sigieysiga, Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0)