Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on July 30, 2016, 10:01:52 AM

Title: Su'aal: Sida aan iskaaaga jaraa timaha?
Post by: Mr Mahamed on July 30, 2016, 10:01:52 AM
 :) ditoore waxaan rabaa sida aan iskaaaga jaraa timaha ka soobaxa dawada xogaa waan dhibsaday si layskaga jaro hadey jirto thanks ditoore
Title: Re: Su'aal: Sida aan iskaaaga jaraa timaha?
Post by: SomaliDoc on October 01, 2016, 03:11:02 PM
Haddii aysan dhib kugu haynin, waxba ha jarin iska daa, jarista meelahaas waxaa dhici karta in aad dhaawac is gaarsiisid oo infekshan ka qaadid.