Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on July 30, 2016, 10:10:31 AM
-
Ditoore waxaan rabaa su aal in aan ku weydiiyo waligey horta galmo xaraan magalin iyo midguurba maasha allah caafimaadkeyga waa ok waxaan leetahay findoob wajiga ah maxaana iska daaweeyaa mida kale finan kale ayaa hada waxa ay iiga soobaxeen feeraha iyo sholderska ama garbaha xogaa wal wal ayee iigu hayaan mana boqayaan hadey boqaan dhiig ayaa ka imaanaayo ma waxaa jiro in dhiiheyga ikfanshin haayo waxaan aad uuga wal walaa HIV jawaab wacan ditoore
-
Haddii aad xaaranta ka fogaatid insha'llah HIV waad ka badbaadi doontaa, akhriso qoraal ku saabsan Findoobka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0)