Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Diihaal Guuto on July 30, 2016, 04:42:31 PM

Title: Su'aal: Ma jirtaa wax faa'ido caafimaad ah oo ku jirta tinta?
Post by: Diihaal Guuto on July 30, 2016, 04:42:31 PM
ASALAAMU CALEYKUM

Dr waad ku mahadsan tahay shaqadan balaran ee aad bulshadada u hayso waana kugu dhiri galinayaa inad bulshadad wixiid aad baratey uga faa'ideyso.

Intaa kadib waxaan ku weydiinayaa Ma jirtaa wax faa'ido caafimaad ah oo ku jirta tinta in lala baxo ama la jaro.
Waxaan jeclahay inaan tin badan yeesho oo anan mudo jarin lkn dadka qaar ayaa i dhahay caafimaad ahaan uma wanaag sana tinta lala baxo.

Marka bal cilmiyan tin badan ama yar tee fa'ido cafimad leh.

Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Ma jirtaa wax faa'ido caafimaad ah oo ku jirta tinta?
Post by: SomaliDoc on October 01, 2016, 02:01:51 PM
(http://somalidoc.com/Topics/qtinta.png)

Tinta waxay dad badani ka aaminsan yihiin waxyaabo aan cilmi ahaan sax ahayn, waxyaabahaas waxaa ka mid ah:


Qoraal xiriir la leh: Waa maxay Agoolka? Maxaase Keeno?: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2090.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2090.0)
Way jiri karaan khuraafaat kale oo la xiriirto tinta, laakiin kuwaa kore ayaa ugu caansan, haddii aad su'aal qabti ama faahfaahin u baahan tahay fadlan ku soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)