Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on August 02, 2016, 08:53:59 AM

Title: Su'aal: Cudurka canbartu sabab uyahay fungus?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on August 02, 2016, 08:53:59 AM
Dr adigooo mahadsan in cudurka canbartu sabab uyahay fungus ma sababi karaa cudurka syphiliska ama waraabowga mahasanid.
Title: Re: Su'aal: Cudurka canbartu sabab uyahay fungus?
Post by: SomaliDoc on October 01, 2016, 03:29:04 PM
Maya wax xiriir ah kama dhaxeeyo jeermiska fangaska ee keeno cambaarta iyo isfiilitada ama waraabowga, maxaayeelay isfiilitada waxaa keento jeermiska bakteeriyada, laakiin soomaali badan ayaa aaminsan in isfiilitada iyo cambaarta ay xiriir ka dhaxayso.