Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hanadhaliyay on August 02, 2016, 10:18:09 AM

Title: Su'aal: Nabraha ka soo baxa lugaha?
Post by: Hanadhaliyay on August 02, 2016, 10:18:09 AM
asc , dr waxaa luga iga soo baxay xili hada laga joogo ku dhawaad bil , nabraha waa kuwo cad cad oo baras u eg , waxa kalo ay leeyihin xiliga qoyaan la taabsio midib madow , waxay isku dayen in ay jirka ku faafaan walina wan ka cabanyaa in ay ku fafan ayan ka cabsi qaba. sidee la iskaga daweyn kara ama maxan kaga bogsan kara dr.?
Title: Re: Su'aal: Nabraha ka soo baxa lugaha?
Post by: SomaliDoc on October 01, 2016, 03:28:06 PM
Waa muhiim in nabrahaas la arko si talo lagaaga siiyo, fadlan la xiriir dhakhtar ku takhasusay cudurrada maqaarka.