Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed cadde on August 02, 2016, 03:32:25 PM

Title: Su'aal: Hadaan kursi ku fadhiyo barida ayaa I xanuunaysa?
Post by: Mohamed cadde on August 02, 2016, 03:32:25 PM
Waxaan ka shaqeeyaa xafiis, inta badana waan fadhiyaa waxaana ka shaqaynayay 9 sano, hada waxaan isku arkay mudo 2 saac hadaan kursi ku fadhiyo barida ayaa I xanuunaysa ilaa lafta barida in la riixriixo ayayna u baahanaysaa. Waa maxay arinkaas? maxaana ugu hortagi karaa?
Title: Re: Su'aal: Hadaan kursi ku fadhiyo barida ayaa I xanuunaysa?
Post by: SomaliDoc on October 01, 2016, 03:26:03 PM
Waxaa dhici kara in lafahaaga ay cillad qabaan oo aysan xamili karin culeyska sdia in kaalsiyamka iyo fitamin D-ga uu kugu yar yahay.
Waxaa kaloo dhici karta in qaab fadhigaaga uu qaldan yahay oo cadaadis neerfaha uu ak jiro qeybta hoose ee dhabarka taasina neerfo ahaan uu murqaha kuu xanuunayaan.