Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Asma on August 06, 2016, 08:13:52 PM
-
asc dictoore waxaan ku weydiinlahaa dhuunta yaan ka xanuusanayaa iyo sanka weyna isla socdaan sida aan dareemayo dhuuntayda waxaan ku atkaa marmar tonsil stone ama dhagax qadhmuun waan iska soo saaraa balse dhibta i haysata waxy tahay dictoore cuntooyinka yaa qaar aad ii dhibayaan sida kuwa xawaash yada leh markii aan cunana waxaan dareemayaa culays dhuunta iga fuula wxn ila noqonaysaa in uu cad igaga yaalo sidoo kale sanka yaa i xidhmayaa neeftuna aad bay ii dhibaysaa iiga soo jawaab dictoore
mahadsaid
-
Waxaa laga yaabaa inaad dhibsanayso ama xasaasiyad ku tahay cunnooyinka qaar, sababtoo ah sanka iyo dhuunta labada culeys iyo cadaadis waa laga dareemaa markaas, fadlan la xiriir dhkahtar ku taqasusay cunaha iyo sanka ee loo yaqaano "E.N.T".