Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: m.mo141 on August 07, 2016, 03:38:39 AM
-
Asc doctors waxaan rabaaa inaaan ku
waydiiyo astaamaha isku garan karo
ninka raga in u yahay Madhaleees ??????
THANKS.........................
-
Astaamo u geeni ah oo lagu garto ma jiraan illaa in la baaro mooyee.