Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Said Shariif on August 07, 2016, 06:55:15 AM

Title: Su'aal: maxa keena cirada ama tinta in ay cadaato?
Post by: Said Shariif on August 07, 2016, 06:55:15 AM
ayadona duqnimo ka keenin waxan isku arkaa ciro iyo cuncun oo an badneyn mararka qaar maqarka madax kadareemaa, daawo maleedahay ciradaas yaradta kuga gasha, macudur baa keena ama waa wax kale mahadsanid.
Title: Re: Su'aal: maxa keena cirada ama tinta in ay cadaato?
Post by: SomaliDoc on October 02, 2016, 08:20:41 PM
Waxa keeno ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6426.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6426.0)