Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on August 10, 2016, 11:29:14 AM
-
Dr.re caruurta qof kii gardaadsho in ee ku dabeecad noqonaayan maxaa ka jiro?
-
Ma ahan wax jiro, dabeecada badanaa waxay ka timaadaa dhowr meelood dhinac abuurista oo hidda ahaan caruurta uga dhaxlaan waalidkooda iyo ku dayasho ama ka qaadasho dadka la nool iyo deeganka uu qofka ku nool yahay.