Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kamaal on August 12, 2016, 10:45:51 AM
-
Asc dr aad baan kugu mahadcelin waxan qabaa suaal anoo kaga mahadcelinayaa waqtigaga
Xabadka ayaa waxaa iga yaal shiidad dab ah oo xogaa le eg waxan doonayaa in aan iska baabiyo marka haday jirto boomaato fadlan hoos igu soo qor
-
Haddii ay tahay haar uu dabka reebay, badanaa kareem laguma baab'iyo, waxyaabo kale ayaa la adeegsadaa sida qalliin laser oo kale, fadlan la xiriir dhakthar maqaarka ku takhasusay.