Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdiaziz Abdullahi on August 15, 2016, 12:13:13 AM

Title: Su'aal: Fibromyalgia?
Post by: Abdiaziz Abdullahi on August 15, 2016, 12:13:13 AM
Asc waxan aqriyey calaamadaha xanunka fibromyalgia ee aad ka hadasheen.runtii calaamadaha badi wa isku arkey qoorta ixanuunta, murqo xanuun, lafaha dhabarka oo markaan fadhi badan kadib kaco ixanuuna iyo waliba lafaha xabadka oo ah kan ugu daran ee aan xanuunka ka dareemayo ,daawadiisa wa mxy? dictore.
Riixa iyo romantizm iyagana wa suurogal inan qabo hadda calaamdaha fibromyalgia ubadiyey kuwaasna mid kamidda malaga yaabaa inan qabo?
isbitaalo badn wa utagy dhiiga iyo raajada waxba kuma arkayaan..ugu danbeyn  waxn nin dhalinyaro ah daawada waa mxy dictore?
Title: Re: Su'aal: Fibromyalgia?
Post by: SomaliDoc on October 13, 2016, 01:10:29 PM
Fadlan marka hore la xiriir dhakhtar, intaba waa suuragal, in xanuun kale uu jirane waa suuragal.