Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdicade on August 15, 2016, 06:46:22 PM
-
asc waraxmatullah walaal magaceygu waa c/qaadir maxamed nuur oo ku nool muqdisho somalia waxaan rabaa inaad wax iiga sheegtaan faaidada uu lee yahay geedka ama miraha lo yaqaan figs ka
mahadsanidiin
-
Fadlan faahfaahin dheeraad ah ka bixin miraha aad tilmaantay, haddii aad sawirka ka haysidne noo soo dir.