Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamedxaan on August 16, 2016, 03:23:48 PM

Title: Su'aal: Hilibka idaha iyo daawada?
Post by: Maxamedxaan on August 16, 2016, 03:23:48 PM
Asc wll anigoo xanuunsan ayaan isticmaalay hilibka idaha iyo subagiisa marka xanuuni wax ma igataraa
haduusan wax iga tareyn sideen ula tacaalaa  sideese dhiiggeyga uga saaraa idaha  waan xanuun sanahay oo daawo ayaan ubahanahay waxaan dareemayaa in kaniiniga uu san wax muhiim ah uu san ii qawaneyn ama tayadiisa ay yaraato    wxana idinka rajeynayaa jawaab wanaag san
Title: Re: Su'aal: Hilibka idaha iyo daawada?
Post by: SomaliDoc on October 13, 2016, 01:14:43 PM
Ma ahan arinkaasi wax jira, fadlan akhriso qoraal aan kaga hadalnay idaha iyo daaweynta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5927.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5927.0)