Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Diirshe on August 16, 2016, 04:57:08 PM
-
Asc Dr waad mahadsantihiin dr suboosto oo kaliya ma u isticmaali karaa xanuununka baabasiirta sidena loo isticmalaa maxaase dhibaato ah oo iga soo gaari kara hadaa suboobto kaliya u isticmaalo baabasiirta? thanks
-
Daaweynta baabasiirka heerar ayay leedahay, waxay ku xiran tahay xanuunkaaga noociisa iyo heerka uu gaarsiisan yahay, fadlan daawo video-gaan oo aan ku faahfaahinayno xanuunka baabasiirka.
https://www.youtube.com/watch?v=sb7sfmbJo-0 (https://www.youtube.com/watch?v=sb7sfmbJo-0)