Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abukar77 on August 28, 2016, 10:24:29 PM

Title: Su'aal: Xaskeyga ayaa ur leh?
Post by: Abukar77 on August 28, 2016, 10:24:29 PM
Xaskeyga ayaa ur leh waana uurkii ugu horeyay wana 2 bil marki lagaro xiliga habenkii xanun ayaa u yimado oo ah caloosha  maxaa kenayo ma wax iska cadiyaa iyo madax xanun saaid ah . Dhaqatar ayaa u geyay waxa uu yiri ilaa 4 bil wax dawa ah lama sin karo  maxaa tala ah dhaqtar?
Title: Re: Su'aal: Xaskeyga ayaa ur leh?
Post by: SomaliDoc on October 16, 2016, 07:06:37 PM
Xanuunka laga helay oo daawada loo siin rabo muxuu yahay? mise xanuun baa'biye caadi ah ayaa ka wadaa sida paracetamol-ka oo kale.
Taasi haddii aad ka wadid waa la siin karaa xanuun baab'iyeyaasha aanan uurka waxne u dhimin.