Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Adigalis on September 01, 2016, 03:45:33 PM

Title: Su'aal: Infection ka ma la isku gudbin karaa?
Post by: Adigalis on September 01, 2016, 03:45:33 PM
Asc wr wb ikhwani Suashaydi hore la igama jawaabin hadaba jazakumullah khyran Waxan Idin waydin Raba
xaaskayga Ayan Geyay dhaqtarka Waxana Lagu sheegay honeymoon cystitis Iyo infection ku dhaca Uterus iyo mid cadaada Ah hadaba Midka Hore Wan akhriyay allaha idinkana abaal marsho lkn labada dambe ayan fahmin waxanse idin waydinaya aya ah iyado kiniinada qadanaysa Galmo hadi la sameyo may si xanuunsan infection ka ano inan leyahy wax calamda on ku garan karo haday jiran oo calamadaha dumarka ka duwan isheg fadlan
Title: Re: Su'aal: Infection ka ma la isku gudbin karaa?
Post by: SomaliDoc on October 16, 2016, 07:13:57 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan waxa loo yaqaano "Honeymoon cystitis": http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6468.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6468.0)