Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Janaale on October 18, 2016, 02:59:56 PM

Title: Su'aal: Qanjirada dhuunta aya i xanuunaya?
Post by: Janaale on October 18, 2016, 02:59:56 PM
  saalan kadib, khyr badan Allah ha idinka siiyo howsha adag ee ad umada masaakinta ah oo xanunsan u haysaan. dre. suasheydu wxaa weeye.

  qanjirada dhuunta aya i xanuunaya waliba kan bidixda xiga muraayad ayan ku fiirshey waa soo bararsan yahay. tan labaad habeynkii markan seexdo subixii mar mar wxaan tufaaa wx cad cad oo ur qurmuun oo markan xaakoodo iga soo dhacaya muraayad markan ku fiirsho qanjiradeyda xitaa waaan arkaa ayakoo darbiyada ku dhagan mxaan samayn karaa dre. jazaaakaah.
Title: Re: Su'aal: Qanjirada dhuunta aya i xanuunaya?
Post by: SomaliDoc on October 26, 2016, 06:33:16 PM
Halkaan ka akhriso xanuunka ku hayo magaciisa iyo siyaabaha dabiiciga ah ee loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1116.0)
Waxa cadcad ee urka badan ee aad subaxii tuftid waxaa loo yaqaanaa "Dhagaxaanta Quumanka", ka akhriso qoraal aan horay uga hadalnay waxa keeno iyo sida looga takhallusi karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2601.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2601.0)