Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Feysal on October 24, 2016, 08:53:20 PM
-
Asc doctor xanuun zaayid aa dhinaca midig ka dareemaa, mar mar ayu isoo qabtaa. Dhaqtar 6jeer ayaan aday dhig iyo kaadi iyo kombu tar intaba waa la isaaray lakin all negative ay noqdeen. Waa caloosha dhanka midig xudunta agteeda waana mar mar wuxuu iqabto xanuunka waxaan dareema dibiryo iyo xanuun saaid ah waxaadna mòda inay mesha adeeg tahay waxaan nafisaa markaa is matajiyo cunooyinka oo dhan shaki ayaan ka qaday marka doctore waxaan kaa rabaaa inaa talo isiiso mahad sanid
-
Waxay noqon kartaa cilald la xiriirto gaaska ama cudurrada ka ag-dhaw, badanaa cilaldaan laguma arko baaristaan dhiig ama kumbuyuutar.
Waxaa lagu fiiriyaa tubada kaamirada leh, Fadlan daawo qoraal faahfaahsan:
https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU (https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU)