Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on October 27, 2016, 01:30:33 PM
-
mac quul matahay in lasameeyo ditoore head transplent laguna sameeyo qof nool
-
Weli ma dhicin in bini'aadan madax lagu rakibo, laakiin laba bil ka hor ayaa dhakhaatiir u dhashay dalalka ruushka iyo talyaaniga ay sheegeen inay qorsheynayaan qalliinkii ugu horeeyay dunida ee lagu badalayo madax, waan sugaynaa wixii ka soo baxo insha'llah.
Dhakhaatiir badan waxay qiyaasayaan in qalliinkaas uu fashilmi doono, qofka lagu sameyn doono waa nin ruush ah oo jirka qeybtiisa kale naafo ka ah, kaasoo saxiixay in lagu tijaabiyo qalliinkaan.