Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamud Soorre on October 30, 2016, 10:22:35 AM
-
Asc wlayaal Waxaan way diinayaa dhakhaatiirta qiimaha Badan waa hooyo ur leh ku dhacay xanun layiri ( Waa Barariso)marka waa maxay bararisadu maxaa se keene waa maxay dawadiisu
-
Soomaalida waxay Bararisada u taqaanaa dhowr xanuun oo kala duwan oo kulligoodba keeno bararka addimaha, fadlan noo soo sheeg qaabka laguu hayo iyo waxa aad dareemaysid.