Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Foodcade1121 on November 02, 2016, 12:11:58 AM

Title: Su'aal: Cudurada ku Dhaka faruuryaha?
Post by: Foodcade1121 on November 02, 2016, 12:11:58 AM
Asc Dr waan ku salaamay waxaan u baahanahay inaad warbixin iga siiso dabnaha I cas khudrad iyo vitamina waan isticmaalay balwadna ma lihi astaaamhayga waxaa ka mid ah dabnaha I casaanaya / gaduudanaya cun cun hadaan aaan afka ku jajabiyana biyo ayaaa galya waana jcleysanayaaa eee maxaan sameeya
Title: Re: Su'aal: Cudurada ku Dhaka faruuryaha?
Post by: SomaliDoc on November 19, 2016, 06:19:03 PM
Cudurro kala duwan ayaa ku dhaca faruuryaha, waxaana lagu kala gartaa aragtida, waxaa habboon in aad dhakhtar la xiriirtid si loo ogaado cilladaada, inta ka horayso akhriso qoraal aana kaga hadalnay cudurka ugu badan ee bulshada soomaalida u keeno faruuryo dildillaaca: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5366.0)