Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on November 04, 2016, 07:12:49 PM

Title: Su'aal: Ciridka ilkaha ayaa i sigto?
Post by: Mr Mahamed on November 04, 2016, 07:12:49 PM
asc ditoore waan ku salaamay aad ayaad umahad santahay sida wacan ee su alaha aad ugu jawaatid
 
su aal sheyda waxa weye ciridka oo ilkaha ja sigto maxaa keena waliba waxaan ku cadaydaa burash mararna caday
Title: Re: Su'aal: Ciridka ilkaha ayaa i sigto?
Post by: SomaliDoc on November 19, 2016, 06:43:39 PM
Ciridka oo ilkaha ka sigto waa cillad loo yaqaano "Gingivitis", akhriso qoraal aan hadda ka hor uga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1409.0)