Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdinur5000 on November 05, 2016, 08:21:46 PM

Title: Su'aal: Xanuun dhanka futada ah?
Post by: Abdinur5000 on November 05, 2016, 08:21:46 PM
Walaal asc DR abdulahi wxaa ila darsay waayahan xanuun dhanka futada ah dabada afkeeda ayaa waxaa kuyimi dilaac yar waxaana keenay fadhiga xafiiska ama gaariga iyo dabcan calool fadhi iyo docosho marka inahaa ayaa keeney
maxan daawo qaadan karaa amase maxaa looyaqaan dre please icaaawi
Title: Re: Su'aal: Xanuun dhanka futada ah?
Post by: Kurtincadde on November 16, 2016, 11:02:52 PM

waxaa suurta gal ah inuu ku haayo Baabasiir oo ah nabar fooda hore ama afka dabada ka soo baxa wuxuu ka dhashaa calool istaaga ama fadhiga tirada badan iyo kastuumooyinka oo in mudo ah la xirnaado ayaga oo la nadiifina ama la iska badadalin nadaafad xumo waxaad la xariirtaa dhaqtar ka kuugu dhow si baaritaan laguugu sameeyo. intaas waa garashadeeda gaaban mahadsanid...
Title: Re: Su'aal: Xanuun dhanka futada ah?
Post by: SomaliDoc on December 07, 2016, 10:44:41 AM
Abdinuur, cilladaas waxaa loo yaqaanaa "Dillaaca Futada ama Anal Fissure", akhriso qoraal ku saabsan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.msg3181.html#msg3181 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.msg3181.html#msg3181)