Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on November 06, 2016, 02:29:41 PM

Title: Su'aal: Vasiline ma iga caawin karaa bags uder eyes?
Post by: Ashom on November 06, 2016, 02:29:41 PM
Vasiline ma iga caawin karaa bags uder eyes inoo iga baaba'sho ama iga yareeyo
Title: Re: Su'aal: Vasiline ma iga caawin karaa bags uder eyes?
Post by: SomaliDoc on November 26, 2016, 11:01:45 AM
Way dhici kartaa in ay kaa caawiso, habeenkii inta aadan seexan u mari si khafiif ah dhowr habeen oo isku xigxiga, kadibne fiiri wixii isbadal ah.