Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Edil on November 07, 2016, 11:07:54 AM
-
Asc Walal dhakhtiirta sharafta leh salaan ka dib Walal waxan rabaa in laba su,aalood la iiga jawaabo waa ta kowade Walal uur ma qaadikaraa umusha kadib hadii aanan caadadii helin su,aashayda labad maxn ugu fiican ka hortaga uur qaadista waayo waxan rabaa inan ilmahayga nuujiyo laba sano InshaAllah waad Mahadsantihiin jasaakumulaahu khayr
-
25 maalmood foosha ka dib, haweenta uur way qaadi kartaa khaasatan haddii aysan nuujinaynin.
Inkastoo haweenka qaarkood caruurta nuujiyo ay uur qaadi karaan haddii xittaa aysan caadada helin.
Akhriso qoraal kaa caawin doono qaababka uurka looga hortagi karo iyo waxa ay ku kala duwan yihiin: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5840.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5840.0)