Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hagaf on November 09, 2016, 02:30:24 PM

Title: Su'aal: Dalool hunguriga gala?
Post by: Hagaf on November 09, 2016, 02:30:24 PM
Asc Dr. Daloolka hunguriga gala siduu ku yimaadaa maxaa lagu daaween karaa haduu qofku ku dhaco calaamado noocee ah ayuuna leeyahay. Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Dalool hunguriga gala?
Post by: SomaliDoc on November 26, 2016, 11:21:08 AM
Fadlan soo faahfaahi su'aashaada maxaad ula jeedaa daloolka hunguriga galo.