Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaltuun on November 09, 2016, 07:28:26 PM

Title: Su'aal: Wareega ayaa la iga qabanaayaa?
Post by: Kaltuun on November 09, 2016, 07:28:26 PM
asc dr salaan ka dib dictore waxaa kacabanayaa wareega waxa lay qabanaaya sidii in caadadi uguso dhowdahay camal hadana 7days bay isagii maqantahy gumaarkaa ixanuunaya caajis sidii in xanuun wayn ihayo ma kici karayo hoostana biyo cad oo kulul baa iga soconaya waxaan xanuunkan daremi jiray markan dhiiga helayo  lkn hada waxa dhacda in uu iska kay xanuuno sidoo ookale waxaan ahay gabadh jirta 23years.
salaamu laah
Title: Re: Su'aal: Wareega ayaa la iga qabanaayaa?
Post by: SomaliDoc on November 26, 2016, 11:34:31 AM
Fadlan dhakhtar la xiriir si lagaaga baaro hadduu infekshan kaadi mareenka uu jiro ama dhinaca xubnaha taranka.
Akhriso qoraal ku saabsan Caabuqa kaadi mareenka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0)
Akhriso qoraal ku saabsan Caabuqa xubnaha taranak ee haweenka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0)