Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi21 on November 10, 2016, 02:49:06 AM
-
Asc walaalaheeyga sharafta lahoow waxan isku arkaa 2 asbuuc ku dhowaad xanuun suda nabar oo kale ii damqa oo xabadka kala barka naaska bidix dhankiisa xiga ibtana udhow aan ka dareemo markaan daaco badan daacdana waan ka nastaa oo xitaa isma qal qaloocin karo mana jimicaan karo mar mar oo waa sidii nabar idamqanaa oo kale waxaa ii sii dheeraaday 2 maalin isku arkooyaa dhanka bidix naaska hoostiisa oo aad moodo in wax maaso oo kale ah ama ku cunaya juq juq ku siinaya aan ka dareemo cidiyaha ilaa 2 bil ku dhowaad suulka iyo labada far oo ku xigta cidida kalabarka waxaad moodaa ineey cadaan dhexda ka yihiin mana isku arki jirin oo cudiyahayga isku midab ayeey lahaayeen dhaqtar aad u xun ayaan u tagay wuxuu igu yiri isagoo aan xitaa meel iga taaban waxaad ka sheeganee anaga dhan waan aragnaa intuu xabadka jimicsaday xataa aniga waan arkaa igu yiri cidiyahana waa iska normal aniga xitaa waan leeyahay daacadeeyda aad ayeey ubadan tahay waana nafisaa markaan daacdo bil iyo bar kahor ayaa exray raajito la iga qaaday wax dhibana ma laga sheegin 10 beri kahorna kaamirada caloosha ayaa la igaliyay waa normal ayaa la dhahay inkastoo uu yiri caloosha salkeeda magaarin kamirada cabaadkada aawgiis hadana inta muhiimka ah waan arkay waana ok hadana dhibkaan ayaa igu soo kordhay wadnaha ameey cilada tahay xitaa waan is dhahay inkastoo dhoowr jeer waraaqda codka wadnaha lagu duubo aan maray dhoowr jeerna waa la iga dhageeystay lkn maalmahaan ma ahayn majirtaa daawo aan ku dhimi karo aariyada iyo daacada badan dhaqtarka emprizol kaliya ayuu isticmaal i dhahaa marwalba
-
Waxan kale oo isku arkaa maalmahaan jaran jar markaan fuulo dabaqa labaad waan huufaa ama daalaa lkn wixii socod ah inta aan rabo ayaan socon karaa aniga oo aan daal dareemin mahadsanidiin asthma iyo gastric waan qabaa
-
Abdi waxaan kugula talin lahaa in saxaradaada laga baaro bakteeriyada gaaska keento iyo haddii bakteeriyo kalaba ay jirto, astaamaha aad ka sheeganayso waxay u muuqataa inaysan feeraha iyo wadnaha shaqo ku lahayn.
Fadlan daawo video-gaan:
https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU&t=3s (https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU&t=3s)