Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Suus on November 11, 2016, 01:37:20 PM

Title: Su'aal: Xubinta taranka marki aad kurixdo ayoo damaaa?
Post by: Suus on November 11, 2016, 01:37:20 PM
Aac walaal waxaan rabaa in aan wax ka ogaado hadii ey horay ubaxdana aanan arkinna halegu sooceliyo adinkoo mahadaan xuwinta taranka marki aad la aado aad kurixdo ayoo damaaa marka horayna waa kacaa  maxaan lasuubiha
Title: Re: Su'aal: Xubinta taranka marki aad kurixdo ayoo damaaa?
Post by: SomaliDoc on November 29, 2016, 02:17:19 PM
Qoraalkaan ka akhriso waxa keeno cilladaan iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0)