Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hamda121 on November 11, 2016, 03:04:17 PM
-
Asc doc waxan raba inad noga faa'ideysaan dhibatada ama faa'idada ey leyihiin biyaha kaloriinka lagu daro badanaa dad soomaaliyed fustada ayey ku darsadaan maxo inoo keeni karan kolorinka? Ok mahadsanidiin
-
Qoraalkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7056.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7056.0)