Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dada Amiin on November 14, 2016, 06:00:43 PM
-
asc bahda Somali Medical Forums ad ban ugu mahadsantihin shaqada ad u heysan bulshada su'asha an idin weydinayo waxe tahay hadi an rabo in aan isticmaalo kaniiniga xenical qofka qadanayo miisankiis meeqo aya loga bahanyahay in u noqdo tan kale maxu dhibaato ah uu qofka u geysan karaa kaniiniga xenical mahadsanid
-
Waxaa haboon in dhakhtarka kuu qoray aad kala tashatid, maxaayeelay waxaa jiro dad aan loo ogleyn inay qaataan daawadaan.