Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on November 15, 2016, 09:12:32 AM
-
asc ditore su all
kudhawaad sadax sano camal ayaa waxaan qoorta iyo labada garbo ilaa ee duudka danbe in ay jucdaan marka aan neefta aan qadanaayo maladhihi karaa karinal nerfayaasha ayaa qalad ka jiro oo wayo waqti walba ama 20 daqiiqo wey shanqaraan jucashada anig aad ayaan unacay anigana
waa maxay cudurkaas ?
manaqon karaa in aan qabo lafo bur bur ?
romaatiisam manoqon kartaa arinkaas?
-
Taasi waa arrin dabiici ah, waxaana loo yaqaanaa "Cavitation" markii aad si qoto dheer u neefsatid in dhabarka uu jucdo, mana ahan in aad roomaatisam ama lafa-burbur aad qabtid.
Haddii aad isku aragtid xanuun, kabaabyo ama togtognaan laf-dhabarta ah markaas dhakhtar la xiriir.