Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed Mahad on November 15, 2016, 02:34:24 PM

Title: Su'aal: Xubinka taranka ragga oo jilicsan?
Post by: Mohamed Mahad on November 15, 2016, 02:34:24 PM
Asc Dr.waad ku mahadsantahay sida wanaagsan ee su'aalaha uga warcelinayso Cimligana allah kuu siyaadiyo. Su,aashaydu waxay tahay hadii ay xubinka taranka ee raga ay jilicdo maxaa lagu adkeenkaraa?  (Ma,aha dheereen & howl gab kacsi la,aan)
Title: Re: Su'aal: Xubinka taranka ragga oo jilicsan?
Post by: SomaliDoc on December 04, 2016, 09:50:07 PM
Xubinta marne way jilicsan tahay marne way adag tahay, mana ahan wax ku xiran cunno aad cuntay, haddii ay kici wayso ama adkaan wayso waa qeyb ka mid ah howlgab kacsi, halkaane ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=625.0)