Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on November 16, 2016, 08:29:04 AM
-
ditoore waad mahad san tahay waqti walba sida wacan aad noogu caawiso su aalaha jazaa kallah
su allahan kale waxaa laga yabaa in ay dadqabaan lkn aysan garaneenin marka nooga soo jawaab casha cashar ayagoo ah thanks
1:Epigastric hernia
2:umblical hernia
3:incisional hernia
4:spigelian hernia
-
Eearnada waa mindhicirrada caloosha oo soo gala meel jirka ka jilicsan
Epigastric Hernia: waxay ku aadan tahay bogga "Bog dillaac".
Umblical Hernia: waxay ka soo baxdaa xudunta.
Incisional Hernia: waa eeranaha ku samaysanto meelaha qalliinka lagu sameeyo ee jirka.
Spigelian Hernia: waa meesha muruqa caloosha ku daboolan ay iskaga imaadaan.