Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on November 16, 2016, 08:44:18 AM
-
qofka caadiga ha oo cafimaad kiisa ok yahay maalintaa meeqo mar ayuu saxaroon karaa ?
1: qofka saxaroda 3 maalin har iyo qofka saxrooda maalintii halmar ama labo mar maxaa farqi udhaxeeyo
-
Dadka way ku kala duwan yihiin, isku midna maahan sidaa darteed ma jirto tiro go'an oo la dhihi karo sidaan ayaa dabiici ah, dadka waxay u badan yihiin hal jeer maalin kasta iyo hal mar 3-dii maalmood, waxay ku kala duwanaan karaan waa caafimaadkooda, dheefshiidkooda iyo cunnada ay cunaan waxa ay ka kooban tahay mooyee, laguma qiimeyn karo inta jeer ay saxaroodaan.