Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Caddaawe on November 17, 2016, 01:26:31 AM
-
Asc dictoore wxn ahay wil dhalin yaro eh dhibka iheysto wxa waaye Nabro ayaa wajiga iigasoo baxayo mana aha fin doob o wxa ka imaanaa dhiig xoogaay mudo kadiib wuu baaba.aa xogay kadib isla nabarki ayaa meeshiisi kasoo cusboonaanayo wxana islahaa wa xasaasiya mhdsnd DR salaaan hakaa gaarto
-
Nabraha ka soo baxa jirka waxaa lagu kala gartaa aragti ee fadlan la xiriir dhakhtar maqaar si loo eego.