Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jimale01 on November 17, 2016, 02:50:40 PM

Title: Su'aal: Isha baarkeeda oo bood boodo?
Post by: Jimale01 on November 17, 2016, 02:50:40 PM
Asc magacaygu wa c/raxman jimale waxa weydinayaa dhaqtarka waxa keeno in isha baarkeeda kore boodboodo mudo labo bil ah ayan isku arkay ciladaas mahadsanid ..
Title: Re: Su'aal: Isha baarkeeda oo bood boodo?
Post by: SomaliDoc on December 13, 2016, 11:24:55 AM
Indhaha baarkood oo jareeyo waxyaabo badan ayaa keeni karo ee ka akhriso qoraal kuu faahfaahin doono: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6257.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6257.0)