Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Bilan qalanjo on November 18, 2016, 03:26:10 PM

Title: Su'aal: Fin xaga hoose ah?
Post by: Bilan qalanjo on November 18, 2016, 03:26:10 PM
Asc wan idin slamay bahwrynta somali doc waxan weydiin rabaa wlal doctorka waxan lahaa reer Mudo lixbilood ah waxan isku arkay mudadaas khalkhal ku dhcay caadadii oo marna soo degdegeysa marna maqnaaneysa bil iyo badh sidoo kale fin markay caadadu igu so socoto ka so baxaya hoosta  kuna baa,baya dhowr cisho Ka dib fadlan dhakhtarka inu iga cawiyo ayan Ka codsanaya. Mhdsanid 
Title: Re: Su'aal: Fin xaga hoose ah?
Post by: SomaliDoc on December 13, 2016, 12:03:35 PM
Waxaa fiicnaan lahayd in aad la xariirtid dhakhtar haweenka si loo eego finkaas, waxyaabo kala duwan ayaa keeni kara.
Laakiin caado wareerka qoraal ku saabsan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0)