Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on November 18, 2016, 07:20:41 PM
-
dubaaxin (dibaaxin) waa maxaay maalin dhan ayaa isha qeebta Kore ee ku dabool mato isha ee I dhag dhag leh oo I nuuxsaneeyso anoo wadin .mar mar cajar Ka ayaa iska bood boodo qeeyb Yar oo kamid ah .waa maxaay sababta
Somalida waxyaabo quraafaad ah ayeey iska sheegaan
Tusaale
Calaacasha markeey ku dubaaxiso waxaa heli rabtaa lacag
-
Fadla akhriso qoraal aan uga hadlay dubaaxinta ama jaraynta isha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6257.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6257.0)