Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed Ali Mohamoud on November 22, 2016, 08:18:07 PM
-
Asc bahda Somali doc
Dr waxaan ku waydiiyay waxaan nahay reer cusub. Markaan galmada ka faaruqno waxaa aragnaa biyihii oo soo noqda.
Marka maxay tahay? Biyaha miyaan gaarin meeshii larabay? Mise wax kale baa naga khaldan.
-
jawaabtaada ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5837.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5837.0.html)