Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: m.mo141 on November 27, 2016, 12:02:41 PM

Title: Su'aal: Qoyaan iga yimaada dabada?
Post by: m.mo141 on November 27, 2016, 12:02:41 PM
Asc waad salamtihiin

Waxaan rabaa inaad iga jaahil bixisaan waxaan isku arkay qoyaan iga yimaada dabada / futada dhacaan ma ahan waa qoyaan dhididka oo kale o wata ur markaan xirto surwaalada color leh iga muuqanaayo qoyaankaas xitaa waan ka suulay surwalada colorka leh o waxaan xirta Surwal Madow ah ciladaas waa maxay maxaa se lagu daaween karaa
Title: Re: Su'aal: Qoyaan iga yimaada dabada?
Post by: SomaliDoc on December 22, 2016, 03:56:10 PM
Waxay noqon kartaa laba cilladood mid ka mid ah:
1- Baabasiirka dibadda "External hemorrhoids"
2- Fiiskolada dabada "Anal Fistula"

Waa haddii dheecaanka dabada ka imaanayo uu midab leeyahay, urkane sidii saxarada uu u eg yahay, weliba mararka qaar cuncun aad dareemaysid.

Daawo Video-gaan:
https://www.youtube.com/watch?v=sb7sfmbJo-0&t=1s (https://www.youtube.com/watch?v=sb7sfmbJo-0&t=1s)
Title: Re: Su'aal: Qoyaan iga yimaada dabada?
Post by: m.mo141 on January 02, 2017, 08:52:50 PM
Doctor dheecaanka dabada ka imaanayo surwalka markan wato dhidid o kale ayay ugu so muuqanaa  lkn buumada madoow ayay noqone saqad ah   urkane sidii saxarada uu u eg yahay, weliba mararka qaar cuncun waan dareema

MAXAY NOQONEE MARKAAAS

BAABARISA AMA Anal Fistula ??????????
Title: Re: Su'aal: Qoyaan iga yimaada dabada?
Post by: SomaliDoc on March 30, 2017, 02:23:50 PM
Post-ga hore ayaan kaga jawaabay su'aashaada, si aad u kala ogaatid nuuca ay tahay iyo sida lagu garto, daawo video-ga kore.