Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dradiib8 on November 28, 2016, 09:16:31 PM

Title: Su'aal: Xubinta taranka ragga?
Post by: Dradiib8 on November 28, 2016, 09:16:31 PM
Aniga waxan ahy wiil dhalinyaro ah waxan iska ilaliyaa sigeysiga iyo qurunka marka dhibaatada iheysata waxay tahay in bil ugu yaran 5 mar an isku junubo marka dhibaato cafimad ma igeenee
Title: Re: Su'aal: Xubinta taranka ragga?
Post by: SomaliDoc on December 26, 2016, 10:00:06 AM
In aad isku junubto wax dhibaato caafimaad ah ma keento, waa arrin dabiici ah oo Alle ku abuuray bini'aadanka.
Soonka ku dadaal si arrintaan kaaga yaraato ama guurso haddii aad awoodid.