Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaltuun on November 29, 2016, 07:55:47 PM

Title: Su'aal: Dhiig buu tufaa habeenkii?
Post by: Kaltuun on November 29, 2016, 07:55:47 PM
asc wll salaan kadib hadaan su aashayda ugudbo waxa jira wiil yar oo walaalkeey 15years jira ayaa ayamahan waxaan ku aragnay khaas ahaan habeenkii markuu sexdo dhiig buu tufaa xinjiro ubadan gogosha dhan waa wada dhiig kolba afkuu ka imanayaa ma aqaan wax sababaya isaga markan waydinayna wuxuu yiri markan habeenkii khuuriyo baa wax igasoo dareran khaakh markuu dhohoba waa dhiig xtaa subaxa hore waa tufaa awal candhuuf ayu tufu jiray iska cad oo badan  marka ilaah baa cafimaadka baxshee dr adoo mahadsan arinkaa wax iiga faahfaahi wali dhakhtar lama aanan kulmin arintan maxaa keeni kara.
Title: Re: Su'aal: Dhiig buu tufaa habeenkii?
Post by: SomaliDoc on December 26, 2016, 10:06:40 AM
Dhiig la tufo oo aan qufac la socon waxay cillada ka imaan kartaa dhuunta, afka ama sanqada.
Waxaa laga yaabaa san-goror dib u laabtay inuu yahay, mar kastaba waa muhiim in aad dhakhtar la xiriirtid si loo ogaado cilladaan weliba haddii ay joogto noqoto.